HomeWarkiiWasiir Fiqi oo mid mid shaaciyay magacyada Saraakiil Alshabaab looga dilay howlgal...

Wasiir Fiqi oo mid mid shaaciyay magacyada Saraakiil Alshabaab looga dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gaasdhaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ka badan 41 horjoogyaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa alshabaab in lagu dilay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee Gobolka Hiiraan.

Wasiirka ayaa hal hal u tiriyay magacyada saraakiisha laga dilay Alshabaab iyo kuwo la dhaacay kuwaasoo sidoo kale uu mid mid u tiriyay xilalka ay u hayaan kooxda alshabaab.

Haddan halkaan ka daawo muuqaalka wasiirka uu ku sharaxayo howlgalkaan alshabaab lagu laayay sida uu sheegay:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -