HomeWarkiiWasiir Fiqi oo sheegay in Imaaraadku sanado ka hor Dowlada ka goostay...

Wasiir Fiqi oo sheegay in Imaaraadku sanado ka hor Dowlada ka goostay taageeradii Milateri

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalim Fiqi oo warbaahinta caalamiga ah u sheegay  in Dalka Imaaraatku ay laba sano kahor ka goostay Somalia taageeradii meletery ee ay siin jirtay ciidanka Soomaliya.
Wasiirka wuxuu xusay in Imaaraadku markaas wixii ka danbeeyay ay taageerada u weeciyeen kooxo hubeysan oo aan la ogeyn cida uu ula jeedo balse uu sheegay inay ka jiraan Puntland iyo Jubaland.
“markii ay Dowlada Somalia ka jojiyeen waxay badalkeeda siffo aan sharci ahayn taageero meletery usiiyaan kooxo hubeysan oo maxali ah oo kajira qaarkamida Maamul goboleedyada dalka iyadoo aan lamarsiin hay’adaha rasmiga ah ee dowladda” ayuu yiri Wasirka
Wasiirka kooxaha hubeysan waxaa loo maleynayaa inuu ula jeedo Daacish iyo Alshabaab kuwaasoo jubalan,Puntland iyo soomaaliya inteeda kale ka dagaalama inkastoo uusan bayaanin.

XFAIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -