HomeWarkiiWasiir Fiqi oo si toos ah ugu hanjabay siyaasiyiinta mucaaradka

Wasiir Fiqi oo si toos ah ugu hanjabay siyaasiyiinta mucaaradka

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si tgoos ah ugu hanjabay siyaasiyiinta mucaaradka xili uu qaarkod mgacyadooda siyaabo kala duwan u xusay.

Wasiir Fiqi wuxuu uga digay inay ku kacaan abaabul ciidan ama mid hubeysan,siyasiyiinta uu soo hadal qaaday waxa ka mid ah Shariif,Xasan Cali Kheyre C/raxman C/shukuur ,Axmed Ciise Cawad iyo Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiir Fiqi wuxuu si toos ah ugahanjabay siyaasiyiinta mucaaradka markii uu ka dhaqaajiyay   “Qof Qori Qaadan karo ma jiro, hadii kale Yahuud maa tihiin ayaa dhaceysa”

Eereyga Yuuhuud maa tihiin ee uu Wasiir Fiqi ugu hanjabay mucaaradka ayaa dhacday xiligii Dowladii Farmaajo markaasoo isu soo bax ay hogaaminayeen Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shukuur rasaas toos loogu furey iyadoo hoos loogu dhigay taasoo keentay inay guri xiran iyagoo hortaagan dheheen naga fur yuhuud maa tihiin.

Adeegsiga ereyadan ee  Wasiir Fiqi ayaa la macno ah anaguna waan idin xabadeynenaa hadaad hub qaadataan.

Haddab halkan ka daawo hadalada Wasir Fiqi waxaana ka soo xiganay Risaala TV:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. WAXAAD SAMEEN KARTIT AYAAN FIIRINEEYNAA ? HADII AWOOD LEEDAHAY IYO HADDII KALE

    EE DHULKII DHAGXAANTA AAD KA TIMID AYAAD U NOQONEEY SAAS LA SOCO HADDII QARANKA AAD FARAGALISID OO AWOOD LEEDAHAY AYAAN ARKEEYNAA ;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -