HomeWarkiiWasiir Fiqi oo si weyn ugu dhaga-hadlay Mucaaradka

Wasiir Fiqi oo si weyn ugu dhaga-hadlay Mucaaradka

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia  Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn ugu dhaga-hadlay Mucaaradka kadib qoraal kooban oo uu soo geliyay barihiisa bulshada.
Qoraalka Wasiirka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Labada Kooxood ee nabad-diidka iyo horumar diidka mawjadaha ay ka hadaaqaan iyo halka dawladda Soomaaliya ay ka hadlayso waa kaaf iyo kala dheeri.

Way buuqayaan oo balaayo ayay sheegayaan, jawaabteenu waa taas.
Waa cataabayaan, waa caytamayaan, jawaabteenu waa taas.
Waa hanjabayaan, waa habaartamayaan, jawaabtu waa taas.
Waxaa Laga gudbayaa kooxaha siyaasiyiinta sheegta ee bilaa hadafka ah, siyaasadooduna ay ku soo uruurtay “Soomaaliya yaysan kicin”.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -