HomeWarkiiWasiir Fiqi oo u jawaabay Wasiirada iyo Xildhibaanada reer Waqooyiga ee Maanta...

Wasiir Fiqi oo u jawaabay Wasiirada iyo Xildhibaanada reer Waqooyiga ee Maanta Xamar Shirka ku qabtay

MUQDISHO(DAYNILE.COM)-Wasiirka Gaashaandhiga Soomaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab culus siiyay Xildhibanada iyo Wasiirada Somalialnd ku matala Dowlada Somalia oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho.

Masuuliyiinta reer waqooyiga ayaa shirkooda eedeyn ugu soo jeediyay Madaxda Dowlada Somalia halkii laga rabay inay ka hadlaan qadiyada taagan ee aqoonsiga Yuhuudu siisay Somaliland.

Arinta Solmaliweyn ka careysiisay ayaa ahayd markii masuliyiinta ka soo jeeda Gobolada waqooyi ee Somaliland ku matala Dowlada aysan marna cambaareyn aqoonsigii Israa’iil ee Somaliland taasoo maalmihii ugu danbeeyay laga sugaayay inay difaacaan Midnimada Somaliya.

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalin  Fiqi oo la hadlayay masuuliyiinta Dowlada ee Waqooyiga sida Ra’iisulwasaare xigeenka Somalia Saalax Axmed Jaamac,Wasiir Maraeeye iyo inta kale ayaa posti Facebok ah ugu jawaabay.

Screenshot
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -