HomeWarkiiWasiir Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada ku jira Mucaradka

Wasiir Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada ku jira Mucaradka

Wasiirka Difaaca Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa caawa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu weerar ku qaaday xildhibaanada labada aqal ee Dowlada Somalia hadana ka tirsan Mucaaradka.

Qoraalka Wasiirka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka labadiisa aqal ka tirsan ee madasha calaacalka ka midka ah haddii ay aaminsan yihiin in muddo xileedkii uu dhamaaday inta aan la gaarin tan Madaxweynaha ayagu ma Îskâ casileen Xildhibaanimadoodii.

Haddii ay Maya tahay, oo ay xildhibaanimada u cabsanayaan maxay dadweynaha waxaan jirin ugu sheegayaan Maalin walba.?

Nin mawqif leh oo waxa uu sheegaya ka run sheegaya waxaan u aqoonsanaynaa marka si hadal ama si qoraal ah uu isaga casilo xildhihaanimada, wixii intaas waa ii wad sheekada!

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -