Wafdi Xildhibaano iyo Wasiiro Soomaaliyeed isugu jirey kana safray Magaalada Muqdisho ayaa maanta gaaray Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Advertisement

Wafdigaan waxaa hogaaminaayay Gudoomiye xgeenka Xildhibaanada Aqalka sare C/llaahi Timacade waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Laas-Caanood.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo isna ka mida wafdiga iyo Gudoomiye xigeenka aqalka sare ayaa lagu wadaa inay is arkaan masuuliyiinta iyo saraakiisha SSC Qaatumo.

Labada dhinac waxaa lagu wadaa inay isla soo qaadaan xaalada guud ahaan magaalaaani oo dhawaan laga saaray ciidamada Somalilan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

May be an image of 5 people and aircraftMay be an image of 8 people and textNo photo description available.May be an image of 9 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 people

May be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people and dais

Previous articleDuqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha wado laami ah +Sawirro
Next articleMadaxweyne Xigeenka Hirshabelle muxuu fariin u gudbiyay Xooggagga Macawisley ah uu kula hadlay deegaanka Hareeri-Madoobe+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here