HomeWarkiiWasiir Jaamac oo mar kale weerar afka ku qaaday dhinacyada wada mooshinka...

Wasiir Jaamac oo mar kale weerar afka ku qaaday dhinacyada wada mooshinka ka dhanka ah Ra’iisulwasaaraha

Erayada Quuqlaha iyo Bootaalaha Shacabka waa yaqanaan, uma baahna fasiraad dheeri ah.
Waxaa soo baxay Siyaasiyiin Quuqlanimo iyo Booto keliya haaya, markaad tiraahdo Barxada ama fagaaraha soo istaaga waa kala dhuumanaayaan.
Dan-Qaran Waxay qabatey Shacabku waa ka dharagdanyihiin sababtaas ayaan kalsooni ugu qabtaa in doorasho Qof iyo Cod la aado.
Ciyaalka Xaafada ayaa aad u yaqano inta badan, fuleyga xaafadda dagaal marka lagu qasbo wuxuu la imaan jirey farsamooyin uu ku dib dhigo, adoo hortaagan ayuu caleen gacanta saaraa car taabo ayuu ku leeyahay markaad taabatid hadana Dhulka ayuu xariiqaa car soo gudub ayuu yiraahdaa, markaad soo gudubto ayuu hadana xujo kale la imaanaa, waayo ma wajihi karo dagaalka dhabta ah. Hadda saaxiibadeey waxaan leeyahay raafadkaan tira badan intaad iska dhaaftaan kaalaya aan doorasho Qof iyo Cod ku kala baxnee.
Wabillaahi Towfiiq
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -