Garbahareey (dayniiile.com)-Maalmihii ugu danbeeyay waxaa roobab waa weyn ay ka da’een deegaano badan oo hoos taga gobolada Maamulka Jubaland  kuwaasoo saameyn weyna ku yeeshay bulshada

Maxamed Cismaan Jeemis oo ah Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka & maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa sheegay in roobabkaani sababeen daadad khasaare gaystay.

Advertisement

Wasiirka wuxuu xaqiijiyay geerida  2 ruux kadib roobab daadad wata oo ka da’ay Magaalada Garbahaareey iyadoo sidoo kalana Ceelwaaq uu ka da’ay roobab sidaas oo kale ah.

Dhanka kale Roobab ka da’ay Kilinka 5-aad Itoobiya ayaa laga soo sheegayaa dhimasho badan,xoolo ku baaba’ay iyo barakac baahsan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

a

Previous articleTaliska Booliiska Atmis iyo Wakiilka UNDP oo Muqdisho ku kulmay
Next articleMaamulka Jubaland oo Dowlada Somalia ka codsaday in Ciidamada ATMIS Dalka sii joogaan ilaa 2025

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here