HARGEYSA (DAYNIIILE.COM)-Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa is casilay sababo la xiriira heshiiska uu Itoobiya la soo galay Muuse Biixi.

Wasiirkaan oo ah kan difaaca laguna magacaabo C/qani Caateeye ayaa wareysi uu siiyay warbaaiinta wuxuu ku sheegay inuussn aqbali karin in Badda Somalia lagu soo hogaamiyo Itoobiyaanka.

Advertisement

Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa isnaaanta cadeeyay mowqigkiisa isagoona si rasmi ah ugu sharaxay shacabka Somaliland qorhshaha Itoobiya isagoo meesha ka saaray wax kiro la dhaho,wuxuu sheegay in kaliya ay rabaan xabashidu dhul ay xoog ku qabsadaan.

Wasiirka is casilay halkaan ka daawo:-

Previous articleDAAWO: Shacabka Degmada Lug-haye oo hubkooda la soo baxay
Next articleShaydaan ambadka ku ah Mogadishu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here