MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta Sh.Mukhtaar Rooboow oo caawa ka hadlaayay munaasabadii lagu soo bandhigaayay waxqabadka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amaan kala dul dhacay Duqa Muqdisho.

Wasiir  Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur  wuxuu gaarsiiya amaanta Madaaale meesha ugu sareysa dhanka siyaasada.

Advertisement

Sheekkh Mukhtaar Rooboow wuxuu sheegay inuu Duqa Xamar mar ka mid noqon doono Madaxweynayaasha Dalkeena soo maray.

Sidoo kale wuxuu la mid dhigay Madaxweynaha Turkiga dhanka shaqada iyo waxqabadka.

 

Previous articleDAAWO: Duqa Muqdisho oo caawa qabtay munaasabad uu waxqabadkiisa ku soo bandhigaayay
Next articleDAAWO+AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaanada cusub ee Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here