Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa laga shaaciyay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo sanadkan ka duwan kuwii hore waxaana guddiga ka soo muuqdayb dad Aad logo yaqaan isboortiga dalka horayna badankooda waxa a u ahaayeen ciyaartooydii hore Wadanka.

Guddiga Kormeerka Guud
1.La Taliye Sare Maxamed Xuseen Haadi –Guddoomiye
2.Saciid Jaamac Qorsheeel . Ku-Xigeen
3.Yuusuf Maxamed Cabdi Yuusuf Xoghaye
4.Xildhibaan Cumar Cusmaan Waasare Xubin
5.Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamed Xubin
6.Amb.Cabdiraxmaan Diinaari Xubin
7.Farxaan Xasan Amed Xubin

Guddiga Farsamada
1.Prof.Muuse Maxamed Naasir Guddoomiye
2.Cabdiqaadir Ibrahim Gacal Ku-Xigeen
3.Dr.Yuusuf Shaqaaq Xoghaye
4.Dr.Cali Cusmaan Cali Kaaliye-Xoghaye
5.Maxamed Cabdo Xubin
6.Ibraahim Xuseen Rombe Xubin
7.Saciid Maxamed Xasan Xubin
8.Cabdiqani Saciid Carab Xubin
9.Khadiija Aadan Daahir Xubin
10.Cabdullahi Nuur Maxamed Xubin
11.Xasan Maxamed Maxamuud Xubin

Guddiga Martigelinta,Dejinta Iyo Gaadiidka
1.Isaaq Xaashi Jimcaale Guddoomiye
2.Basma Caamir Shakeeti Ku-Xigeen
3.Ikraam Cabdullahi Joogow Xoghaye
4.Cali Xsan Axmed Xubin
5.Xasan Cabdi Abuukar Xubin
6.Mulki Nuur Muudey Xubin
7.Maxamed Maxamuud Samatar Xubin

Guddiga Habmaamuuska Iyo Nabadageliyada
1.Abuu Sheekh Axmed Guddoomiye
2.Cali Amin Xaaji Axmed Ku-Xigeen
3.Cabdiraxmaan Cali Muuse Xubin
4.Nasr Maxamed Maxamuud Xubin
5.Xubno Ka Socda Wasaarada Amniga Gudaha Xubin

Guddiga Maaliyadda
1.Sadiiq Maxamed Maxamuud Gudoomiye
2.Abshir Cabdiraxmaan Maxamed Ku-Xigeen
3.Cabdiqani Maxamed Jeylaani Xoghaye
4.Yuusuf Maxamed Xasan Xubin
5.Ismaaciil Maxamed Cabdi Xubin

Guddiga IT,Warfaafinta Iyo Xayeysiiska
1.Ayuub Ismaaciil Cali Guddoomiye
2.Maxamed Cusmaan Xassan Ku-Xigeen
3.Maxamed Cabdi Muudey Xoghaye
4.Maxamed Cabdullahi Digarey Xubin
5.Maxamed Cabdiraxmaan Warsame Xubin
6.Cumar Ibrahim Cabdirsalaam Xubin

Guddiga Anshaxa Iyo Racfaanka
1.Muxyidiin Maxamed Farqajaan Guddoomiye
2.Saaci Axmed Abuukar Ku-Xigeen
3.Xamse Xaaji Cabdi Xoghaye
4.Maxamed Xaaji Cali Xubin
5.Yuusf Maxamed Jaamac “Jaymis” Xubin

“Guddiyadaas kala duwan waxaan ka sugayaan in ay la yimaadaan wax qabad wanaagsan iyo in ay dar dar geliyaan howlaha loo igmaday” ayuu Qalinle Sport u sheegay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse.
Maxamed Xuseen Qalinle

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here