HomeCiyaarahaWasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo Galabta ka qeybgalay ciyaar u dhexeysay...

Wasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo Galabta ka qeybgalay ciyaar u dhexeysay kooxaha Heegan iyo MCC+SAWIRRO

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa galabta daawaday ciyaar xiiso leh oo ka tirsan Horyaalka Soomaaliya, taas oo dhex martay kooxaha Heegan iyo MCC, kana dhacday Garoonka Stadium Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta ayaa tilmaamay in ciyaarahan ay muujinayaan horumarka amniga iyo xasilloonida ay maanta ku tallaabsatay Caasimadda Muqdisho, halkaas oo shacabka ay si nabad ah ugu raaxeysanayaan munaasabadaha isboortiga iyo kulamada bulshada.

Wasiirada ayaa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada, ugu baaqay inay garab istaagaan nabadda, ilaashadaana amniga, islamarkaana ka shaqeeyaan sii xoojinta horumarka iyo xasilloonida dalka.May be an image of ‎one or more people, crowd and ‎text that says "‎100% ช้าง- ර் o BaSAOre C & ISBOOH DHALLINYA ៥ وزادة وزا DHALLINYA WASAARADDA MASARADDA رياضة‎"‎‎May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and beardMay be an image of one or more peopleMay be an image of ‎one or more people, crowd and ‎text that says "‎100% ช้าง- ර் o BaSAOre C & ISBOOH DHALLINYA ៥ وزادة وزا DHALLINYA WASAARADDA MASARADDA رياضة‎"‎‎May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -