HomeWarkiiWasiirada Diaaca Somalia iyo Masar oo ku kulmay Qaahira+SAWIRRO

Wasiirada Diaaca Somalia iyo Masar oo ku kulmay Qaahira+SAWIRRO

May be an image of 2 people, dais, the Oval Office and textWasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sarreeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Dalkaas.
Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca milateriga ee labada wadan iyo taageeridda dedaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Wasiir Fiqi ayaa ku bogaadiyay Masar kaalinta muuqata ee ay ka qaadato nabadda iyo xasilloonida gobolka, isagoo xusay in labada dal ay wadaagaan aragti mideysan oo ku aaddan arrimaha istiraatiijiga ah ee danaha labada dhinac.
Dhankiisa, Wasiirka Gaashaandhigga Masar ayaa muujiyay sida uu Dalkiisu diyaar ugu yahay xoojinta xiriirka iskaashiga milateri ee labada dal, isagoo sidoo kale xusay in ciidanka Masar ee qeybta ka noqon doona Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay dhawaan soo gaari doonaan Soomaaliya.May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, the Oval Office, dais and textMay be an image of 6 people, the Oval Office and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -