Hobyo, 12-12- 2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada kana dhacay degmada Hobyo.
Ugu horreyn shirka ayaa waxaa warbixin ku saabsan amniga deegaannada Galmudug looga dhageystay wasiirka wasaaradda amniga.
Sidoo kale  kulanka waxaa warbixin ku saabsan hishiiska Dowladda Galmudug iyo Shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo laga dhageystay Wasiirka Dekadaha.
Kaddib dood dheer golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hishiiskaas.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa sharci muhiim ah loogu ansixiyay Wasaraadda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Galmudug.
Dhammaad.
May be an image of 1 person and daisMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 6 people and tableMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 7 people and dais
Previous articleAskari dil iyo amar diido gaystay oo Maanta Maxkamad la soo taagay
Next articlePin Inspector – Powerful Pinterest Research Software

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here