HomeWarkiiWasiirada Hirshebelle oo isku shaandheyn kooban lagu sameeyay

Wasiirada Hirshebelle oo isku shaandheyn kooban lagu sameeyay

Jowhar, 27-Oktoobar-2025: Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa wax ka beddel loogu sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

Markii uu arkay Madaxweynaha qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle iyo sida ay muhiimad ugu leedahay in la helo wasiirro gudan karo waajibaadkooda shaqo.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Wasaaraddaha Shaqadda, Tamarta, Warfaafinta iyo Maaliyadda.

Shaxda hoose ayaad ka arki karta wax ka beddelka qaar ka mid Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

DHAMMAAD

Wixii faah-faahin ah kala xiriir

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda

Mohamed Shurie NurMay be an image of map and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -