HomeWarkiiWasiirada iyo Xildhibaanada Dowlada ku matala Maamulada Waqooyi Bari iyo Awdal oo...

Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlada ku matala Maamulada Waqooyi Bari iyo Awdal oo Dowlada Somalia ku garab istaagay ilaalinra midnimada Dalka

May be an image of one or more people and suitXildhibaanada iyo Wasiirada ku metala Dawlada Somalia Maamulada Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo Gobolka Awdal ayaa maanta wada-jir u muujiyay mowqifkooda iyo dareenkooda ay ku garab istaagan yihiin dawladda Soomaaliya iyo ilaalinta midnimada Dalka.

Masuuliyiintaan waxay ka horyimaadeen damaca israa’iil ee kala jarista Somaliweyn iyo waxay ku sheegeen aqoonsiga Somaliland,

May be an image of ‎map and ‎text that says "‎ניית JAMUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Shir Difaaca Madaxbannaanida Iyo Qaranimada Dalka, Janaayo 03, 2026 iskugu yimaaddeen xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka Xisbigii USP British 1960 Maamul goboleedka Gobolka Awdal jiray maanta Mugdisho Wasiirada mid Xasuusta Taariikhda Midnimada Gobolladan. dhulkii janaavo 2026 Khatarta Iyadoon maanka o taariikhda gobanimada geviga soomaaliveed sunaveen eshiisyo iyadoo gaatay halgan 500 galay ahaa dhulka gobollada wagoovi ivo ilaa xorriyadda kasuusan taariikhda nidoiga ivo hilowgii ummadda shuruud] la'aan mideeveen aybood British Somaaliland dhaxeevey ay 1960. laguna Somaliland calanka bulungga sharciga midowga orreysay dhalata Somaaliya taasi beddeshay magacyadı hore jiray. Mana jirin sida lagu dacwoodo xorriyadda labada gobol‎"‎‎May be an image of textMay be an image of blueprint and textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -