HomeWarkiiGolaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia+SAWIRRO

Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia+SAWIRRO

Muqdisho, Khamiis, 24 Luuliyo 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, oo ku saabsan in ay ka dhaafaan shuruudaha dal-ku galka dadka sita Baasaboorrada diblumaasiga iyo shaqada, si loo fududeeyo arrimaha socdaalka ee labada dal.
Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XJFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa warbixin lagaga dhageystay guddiga xal u helidda saxmadda waddooyinka caasimadda, taas oo ku saabsan caqabadaha keenay saxmadda iyo sidii xal waara looga heli lahaa culeyska saxmadda iyo saameynta ay ku yeelatay isku socodka waddooyinka caasimadda.
Golaha Wasiirrada, ayaa ka dhagaystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, warbixinno ku saabsan amniga, dib-u-xoreynta iyo xasillinta dalka.
— Dhammaad —May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person, dais and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -