HomeWarkiiWasiirada Somalia oo cambaareeyay weerarkii Israa'iil ku qaaday Dalka Qadar

Wasiirada Somalia oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ku qaaday Dalka Qadar

May be an image of 1 person and daisMuqdisho, Khamiis, 11 Sebteembar 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada Doha.
Golaha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Qatar, ayna si cad u diiddan tahay gardarrada iyo xadgudubyada kahor imaanaya dhammaan xeerarka iyo axdiyada caalamiga ah.
Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Baarista iyo Ilaalinta Hilibka, Sharcigan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS, ayaa nidaamin doonaa fayo-dhawrka, badqabka iyo Tayada hilibka.
— Dhammaad —May be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 2 people, beard and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 5 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, newsroom, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -