HomeWarkiiWasiirada Arimaha Qoyska oo ku amaantay Baarlamaanka meel marinta mooshinkeeda

Wasiirada Arimaha Qoyska oo ku amaantay Baarlamaanka meel marinta mooshinkeeda

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay mid ka mid ah kulamadoodi caadiga ahaa .

Xildhibaanada ayaa ka dooday kadibna ansixiyay si Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.

Gudigaa  la ansixiyay waxaa baarlanaanka Qhorkeenay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.Khadiija Maxamed .

Wasiirada  Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Baarlamanka uga mahadcelisay  Baarlamaanka codka buuxa ee au ku ansixinta xeerkay ay maanta hor jorgeysay

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.CON

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -