Wasiirka Haweenka XFS Xaniifa Xaabsade, ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Lafta Gareen Ciidan ka amar qaata oo NISA ah ay weerar ku qaadeen gurigga Hoyaadeed, Sidoo kalena ay dil ugu hanjabeen habaryarteed.

Waxaan kaxumahay kaladuwanaasha siyaasadeed ee madaxwayne Laftagareen iyo aniga in ay ku ekaan waysay siyaasada ee loo dhacay maanta hooyaday macaan gurigeeda ciidan isku sheega nabad sugida southwest in ay kasocdaan tagaan oo laba Abdibila ah si iyada usoo xiran bilaa sabab sidoo kale habaryer tay qori lugu qabtay dil loogu hanjabay

Madaxwayne Abdiaziz ayaa toos masuuliyadaas u qaadayo iyo wixii meesha kudhaco caburinta shacabka iyo ixtiraam la aan koonfurgalbeed kajirtana haday soo afjarmaysaa insha allah

Ciidanka aad hooyoyinka koonfurgalbeed kubeeqsanaysid fadlan shabaab isaga celi oo dhamaan koonfurgalbeed ku xareeraysan

W/Q: Wasiirka Haweenka Soomaaliya Hanifa Habsade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here