Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kuna dhowaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa lagu helay arrimo la xiriira musuq maasuq.

Wasiirada ayaa qaarkood Shaqa joojin lagu sameeyay halka qaarkood Xeer ilaalinta dalka ay baaris ku billowday.

Wasiirkii hore arimaha dibada oo lagu eedeeyey in uu marakab dhuxul sida si sharci daro ah u fasaxay sidoo kale waxa jira dhowr wasiir oo laga cabsi qabo in ayaga baaris lagu bilaabo sida ay sheegayaan wararka waxaa suuragal ah Wasiirka Qorsheenta Jamaal iyo Wasiirka boostada isgaariisnta in ayagane lagu tuhmaayo arimo isdaba marin walow wali aan la sheecin kiisaskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here