Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug oo sheegay inay socoto sameynta ciidamo gaar ah oo ay yeelaneyso Galmdug..

0

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sameynta ciidamo gaar ah oo ay yeelaneyso Galmdug, kuwaas oo isugu jira Boolis iyo Daraawiish.

Wasiirt Fiqi ayaa tilmaamay inay haatan wadaan diyaarinta sharciga lagu aas aasi lahaa ciidamadaasi, si ay Galmudug u sugato amniga deegaanadeeda.

waxa uu intaasi ku daray in aan laga maarmi doonin wixii iskaashi iyo caawimaad oo dhinaca dowladda ah,  inta laga dhisayo Booliska Galmudug.

sidoo kale arintaan ayaa u muuqata in wasiir Fiqi uu dardar xoogan galinayo Ciidamada Galmnudug oo la sheego in maamul ahaan maamulada dalka ka jiro Ciidamadooda ay aad uga hooseeyaan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here