HomeWarkiiWasiirka Amniga Galmudug " Koofurta Gaalkacyo anagaa masuul ka ah ,Madaxweye Xasana...

Wasiirka Amniga Galmudug ” Koofurta Gaalkacyo anagaa masuul ka ah ,Madaxweye Xasana Dalkoo dhan buu Madaxweyne u yahay mana jirto cid dhihi karta ma iman karo

Wasiirka wasaaradda amniga Galmudug, Aadan Warsame Cilmi (Deeq Gargareeto) ayaa si kulul uga hadlay war xalay ka soo baxay Maamulka Puntland kaasoo ay ku sheegeen in Madaxweyne Xasan safarka uu ku tagayo Koofurta Gaalkacyo ay tahay hurin colaadeed ayna baqbaleyn.

” Dhulka aan xukuno anaga ka masuul ah ,Madaxweye Xasana Dalkoo dhan buu Madaxweyne u yahay, saxna maaha in Puntland ay tiraahdo Madaxweyne Xasan Sheekh kama imaan karo dhinaca Galmudug ee Gaalkacyo” ayuu yiri Wasiir Gargareeto.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -