HomeWarkiiWasiirka Amniga oo gaaray Magaalada Baydhaba+SAWIRRO

Wasiirka Amniga oo gaaray Magaalada Baydhaba+SAWIRRO

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay, iyagoo halkaas u tagay howlo shaqo iyo kormeer amni.
Wafdiga Wasiirka waxaa si rasmi ah u soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Xasan Cabduqaadir Maxamed, oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan hay’adaha amniga, iyo sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Baydhaba.
Wafdiga Wasiirka Amniga Gudaha ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah: Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee XFS, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS, Mudane Maxamed Aadan MaxamedMay be an image of 3 people, aircraft and textMay be an image of 5 people and helicopterMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and text that says "J"May be an image of 5 people and helicopterMay be an image of 6 people and suitMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -