HomeWarkiiWasiirka Amniga Somalia oo Laas-caanood ku shir-gudoomiyay kulan Amniga looga hadlayay+SAWIRRO

Wasiirka Amniga Somalia oo Laas-caanood ku shir-gudoomiyay kulan Amniga looga hadlayay+SAWIRRO

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo diyaargarowga munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo la isla qaatay qorshayaal lagu xaqiijinayo amni buuxa inta ay munaasabadda socoto.May be an image of one or more people, dais and textMay be an image of dais and the Oval OfficeNo photo description available.May be an image of one or more people and beardMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -