Wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya Abshir Jaamac Huruse ayaa beeniyey warar la wareejinayey baraha bulshada oo sheegayey inuu xilka iska casilay.

Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu ku sheegay inuusan iscasilin oo uu safar shaqo ugu maqan yahay dalka dibediisa

Advertisement

“Wararka sheegaya in aan is casiley waa been abuur lagu jahawareerinayo dadweynaha. Waxaan safar shaqo ugu maqnahay dalka dibeddiisa.

Saacadihii u dambeeyay waxaa si weyn looga hadal hayay baraha bulshada warar sheegaya in uu is-casilay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo ka mid ah saaxiibada ku dhow Madaxweyne Xassan Shiikh.

Previous articleWaa kuwee xubnaha Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu ku eedeeyay musuqmaasuqa ee ka baxsaday dalka?
Next articleAgaasimihii guud ee hay’adda socdaalka ee liiska eedeysanayaasha ku jira ayaa iscasilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here