Wasiirka Arimaha gudaha ee maamulka Puntland oo gaaray deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal

0

Wasiirka Arimaha gudaha ee maamulka Puntland Maxamed Cabdi raxmaan Dhabancad oo ayaa  in xal waara laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal.

Wasiirka ayaa sheegay in la sameyn doono baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Burtinle, islamarkaana maxkamad la horgeyn doono.

sdoo kale Deegaanka Burtinle ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here