HomeWarkiiWasiirka Arrimaha dibada Israa'iil oo soo gaaray Magaalada Hargeysa

Wasiirka Arrimaha dibada Israa’iil oo soo gaaray Magaalada Hargeysa

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wefti sare oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Israa’iil ayaa soo gaaray magaaladda Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha Hargeysa halkaasoo laga sii kaxeyay si uu Madaxweyne Ciro kula kulmo Madaxtooyada maamulka Somaliland

Talaabada ay qaaday Israa’iil ayaa noqoneysaa tii labaad kadib markii 26-kii bishaan ay u aqoonsadeen Dowlad ka madax banan Somalia inteeda kale.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -