Wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha ayaa berri Hargeysa ku soo wajahan TAIWAN NEWS

0

Sida uu qoray wargayska Taiwan news, waxaa la filayaa maalinta berri ah in  Magaalada Hargeysa ay soo gaaraan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibedda dalka Shiinaha.

Wargayska, wuxuu intaasi ku daray in socdaalkaasi uu noqonayo mid ka careysiin doona Dowladda Soomaaliya, iyada oo bishii hore Hargeysa ay booqasho ku timid wasiirada arrimaha dibedda Taiwan [MOFA].

Somaliland ayaa 18-kii bishii May ee 1991-dii, ku dhawaaqday in ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale, iyada oo ilaa haatan aysan jirin dowlad aqoonsatay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here