Wasiirka arrimaha gudaha Koonfur Galbeed oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Afgooye

0

Wararka ka imaanaya Degmada afgooye ayaa sheegaya in Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,  xilkii looga qaaday gudoomiyihii degmada Afgooye gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Cumar Qaasim.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ibraahim la sheegay in mudooyinkii dambe uu khilaaf xoog leh kala dhaxeeyay gudoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Najax.

Sidoo kale isla wareegtadan waxaa guddoomiyaha degmada Afgooye loogu magacaabay Aweys Cabdullahi Cumar, waxaana la faray qeybaha kale ee maamulka iyo bulshada reer Afgooye inay isaga la shaqeeyaan hadda kadib.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here