Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo xalay  warbaahinta la hadlay ayaa dadka reer Muqdisho ugu yeeray in berri ay maanta  isugu yimaadaan garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho.

Advertisement

xuso 1-da Luuliyo oo ku asteysay 63-sano kadib ayaa waxaa saacadaha soo socda lagu xui doonaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho oo ahayd Xarumo ay maamulaan alshabaab.

Sidoo kale Kooxda Al-Shabaab ayaa looga go’ay garoonkaas oo dowladda Soomaaliya ay dhawaan dib u dayac tirtay, kadib markii ay hoobiye ku garaaceen mar lagu qabtay ciyaar kulmisay dadweyne badan.

 

Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here