MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xohaha aan heleyno ayaa sheegaya in Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Macalin iyo Taliyaha NISA Gacaney ay goor dhaw gaaray guriga Xildhibaan Jacfar oo shalay galab ilaa saaka uu dagaal ku dhexmaray. Ciidamada Dowlada iyo kuwa ilaalada Xasan Cali Khayre.
Warara ayaa tilmaamaya wada hadal uu jiro meel wanaagsana ay mareyso si mar kale dagaal uga dhicin agaasi.
Guud ahaan Ugaaska Mursade,Nabadoon Xaad iyo Odayaashii kale ee ku xayirnaa guriga Xildhibaan Jacfar ,waxaana lagu wadaa in wada xaajoodyada socda dhanka siyaasiyiinta uu sii socon doono.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
