Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen Danjiraha Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya Amb.Jamaalu-diin.

Kulankaan ayaa looga hadlay iskaashiga labada dowladood ee dhanka Ammanka iyo tababarada Ciidanka.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kulanka uu ahaa mid isbarasho ah ayaa sidoo kale looga hadlay iskaashiga labada Dowladood .

Kulankaan ayaa yimid ka dib dowladda Itoobiya ay ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxayso 3,000 oo askari oo ka mid ah howlgalka AMISOM.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here