Wasiirka Wasaardda Amniga XFS, mudane. Maxamed Axmed Shiikh Cali (Doodishe)iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Safiirka Safaarada Dowlada Qatar u fadhiya Magaalada Muqdisho.
Safiirka Qatar ee Muqdisho, Amb. Dr Cabdulahi Saalim Al-naciimi, ayaa waftiga ku soo dhaweeyay Safaraada, waxaa laga wada hadlay sidii loo adkeyn lahaa xariirka labada Boliiska ee Qatar iyo Soomaaliya.
In la iska gacansiiyo, la dagaalanka dembiyada abaabulan iyo Argagixisada, kulanka ayaa ku soo dhamaaday guul.
Mahadsanidiin.
XIGASHO TALISKA BOOLIISKA SOOMAALIYA
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people
Previous articleCiidamada Kenya oo shacab Soomaali ah siiyay tababar sida lagu garto walxaha qarxa+Sawiro
Next articleBalcad oo lagu qabtay Gaari qudaar siday oo lagu soo dhex qariyay Maandooriye+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here