Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyas Ali Hassan ayaa dalkeena ku matay ka qaybgalka Soomaaliya ee xuska 25 sano guurada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. (EAC).

Xuska waxaa lagu soo bandhigay bandhig farshaxan heersare ah oo ay diyaarisay Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania, kaas oo soo jiitay ka qaybgalayaasha kuna muujiyay dhaqanka hodanka ah ee Soomaaliya.

Advertisement

Dowladda Soomaaliya ayaa xoogga saareeysa dadaalkeeda ku aaddan isku xirka gobolka iyo xoojinta xiriirka dhaqan ee u dhexeeya Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here