Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaasriinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaaree

n howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Galmudug.

“Geesiyaasha naftood hurayaasha ah ee qarankeenn waxay saaka la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan Galgaduud , Maamulka , shacabka iyo masuuliyiintii gacanta ka geestay xoreynta goobahaas waa ku mahadsanyihiin , Waxaan Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ka codsanayaa in CXDS ay ku garab istaagaan ciribtirka argagixisadda “ ayuu yiri Wasiirka Difaaca oo la hadlay idaacadda Ciidamada qalabka Sida
Ciidanka Xoogga ayaa saaka barqadii la Wareegay Deegaanada Labi-dulle iyo Dhabana –dhulkuheys oo hore ay gacanta ugu hayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here