HomeWarkiiWasiirka Gaashaandhigga Somalia muxuu ku soo arkay Xarunta Hay’adda Nidaaminta Warshadaha Dalka...

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia muxuu ku soo arkay Xarunta Hay’adda Nidaaminta Warshadaha Dalka Pakistan+SAWIRRO

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, isla markaana hoggaaminaya wafdi heer sare ah, ayaa maanta booqday Hay’adda Nidaaminta Wax-soo-saarka Warshadaha Difaaca ee Pakistan (DIPRA).
Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee DIPRA, Sarreeye Guud Muhammad Chiragh Haider.
Dhawaan ayay ahayd markii Dowlada Somalia ay Pakistan ka iibsatay diyaaradaha dagaalka Casriga ah ee Miiga loo yaqaan nuuca F17 kuwaasoo ay ku baxday lacag ku dhaw hal Bilyan doolar.May be an image of newsroom, dais and textMay be an image of dais, the Oval Office and textMay be an image of studying and the Oval OfficeMay be an image of ‎dais and ‎text that says "‎መሌ نظلم نظم اتحاد ایملن OF DEFENGE P RNMENT OF CE‎"‎‎May be an image of one or more people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -