Wasiirka ganacsiga iyo Madaxda Baananka aduunka oo muqdisho ku shiray

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo casimada kula kulmay madaxda Baanka Adduunka wakiilka ugu ah Soomaaliya ayaa waxay ka wada hadleen sidii sare looggu qaadi lahaa ganacsiga iyo sidii loo abuuri lahaa fursado lagu horumarinaayo ganacsatada Dalka. Wasiirka iyo madaxda Baanka Adduunka waxay hoosta ka xarriiqeen in loo baahan yahay horumarinti dhaqaalaha soomaalia.

wasiirka iyo madaxda bananka aduunka ayaa isla gartay muhiimadda ku aadan hal abuurka ganacsiya lajaan qaado casrigan maanta.
ugu dambeynti wasiirka wasarada ganacsiga mudane Ingineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa ugu mahadnaqa kulanka madaxda baananka aduunka uqaabilsan soomaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064