Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha. Ayaa ka hadashay  tacadiyada ay la kulmaan haweenka, iyo sharciga kufsiga ee aan weli la meel marin oo lagu wado in dhawaan la hor geeyo Baarlamaanka waqtigiisii dhamaaday

Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ah wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegtay in ka wasaarad ahaan ay la socdaan bad qabka haweenka Soomaaliyeed.

Haweenka Soomaalida ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey dadaal ugu jiray helitaanka qoondadooda siyaasadeed ee boqolkiiba sodonka ah, waxaana Haweenku ay sheegeen in doorashada soo socota aanay ku qanci doonin wax ka yar saamigooda.

Sidoo kale Hadaba doorashadan oo ah mid dadban, rajo intee la eg ayey dumarka ka qabaan in ay xaqiijiyaan qoondadaaasi?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here