Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir ayaa dalka Kenya uga qeyb galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP oo ka furmay Magaalada Nairobi.
Shirka ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiin kasocotay todoba Wasaaradadood oo ka mid ah wasaaradda DFS, iyo Madax kasocotay Bangiga Adduunka oo maalgelinaya Mashruuca.
XIGASHO: WARBAAHINTA DOWLADA




