Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug Ayaa Shaqo Joojin Ku Sameeyay Shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda Ee Ka Hawlgalayay Magaalooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq Ka Dib Markii Maamulada Iyo Shacabka Labadaasi Magaalo Ay Diideen In Ay Bixiyaan Canshuurta Ay Qaado Wasaaradda Maaliyadda Galmudug.

Shaqo Joojintaan Ayuu Wasiirku Kala Tashtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Oo Ku Amray Wasiirka In La Hakiyo Shaqada Wasaaradda Maaliyaddu Ka Wado Degmooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq Ee Gobalka Galgaduud.

Su,aasha Iswaydiinta Mudan Ayaa Ah Sida Ay Suurtagal ku tahay in Wasaaradda Maaliyadda Galmudug Ay Degmooyin Qaas ah canshuurta ka qaado maadaama ay magaalooyinka qaar dadkoodu diideen in ay canshuurta bixiyaan?

Wariye Maxamed arooraaye

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here