HomeWarkiiWasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga. +SAWIRRO

Wasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga. +SAWIRRO

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaataay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga.

Kulankan ayaa intii uu socday Dawladda Soomaaliya soo bandhigtay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, kulamada oo sii socon doona ayaana la qorsheeyay in loo bedelo heer farsamo oo lagu lafa-guri doono, arrimaha hortebinta leh iyo inay horseedaan iskaashi dhaqaale iyo maalgashi oo ballaaran.

Wafdiga waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ku wehliya Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya Marwo Hodan Aadan Cusman, Maareeyaha Dekadda Muqdisho Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo masuuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga oo uu hoggaaminayo siihayaha Safiirka, Cabdicasiis Ibraahim Xasan.May be an image of ‎2 people, dais and ‎text that says "‎0G الص OFD لموامن نمية السعودي السعودي السعوديلتنمي دوق nd‎"‎‎May be an image of ‎2 people, dais and ‎text that says "‎경프스액센트관ㅐ H.E. Mr. H.E.Mr.BihiEgeh Bihi Egeh Minister of Finance of Federal Republic of Somali and Accompanying Delegation WELCOME TO THE SAUDI FUND FOR DEVELOPMENT (SFD) •.o NSeudiuna SFD للتنمبة السعودي الصندوق Saudi Fund for Development‎"‎‎May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of ‎5 people, dais and ‎text that says "‎RAON Dک السعودي ማ aud CLS ሰ‎"‎‎
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -