Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Mr.Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Marrakesh ee dalka Morocco ayaa halkaasi kula kulmay Mr. Junaid Ahmed oo ah Madaxweyne ku xigeenka Hey’adda Ceymiska Maalgashiga Caalamiga ah oo hoos taga Bangida Adduunka

Sarkaalkaan ka tirsan Bangiga Adduunka  wuu Wasiirku kala hadlay arimo ku saabsan maalgashiga caalamiga ah iyo sidii Soomaaliya usoo jiidan lahayd hay’adaha wax maalgashta.

Advertisement

Wasiirka ayaa la faaqiday masuulkaasi Bangida Aduunka ka socda sidii Soomaaliya uga faaiideysan lahayd  caymiska iyo dammaanad qaadka Hey’adda.

Si kastaba Maalgashiga shirkadaha gaarka loo leeyahay ayaa laf-dhabar u ah soo kabashada dhaqaale ee Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 7 people

Previous articleMidowga Afrika oo xaqiijiyay in la hakiyey dhimista ciidamada ATMIS ee Soomaaliya
Next articleSedex Nin oo aano qabiil loogu dilay Deegaan hoos taga Magaalo Xeebeedka Caddalle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here