– Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo oo Muqdisho u gaaray ayaa kaga qayb galaya shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Waftiga wasiirka Waxaa Kamid ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Dakhliga Mudane Abshir Maxamed Abshir iyo saraakiil kale oo Wasaaradda katirsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here