London, November 21,2023: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ee Maalgashishada Ingiriiska.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo shirka furay ayaa u sheegay ganacsatada iyo Maalgashigada UK in Soomaaliya diyaar u tahay maalshagi caalami ah oo ah dhinacyada, Beeraha, Kallluunka.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidoo ka hadlay horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka samaysay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha gudaha dalka. Wasiir Biixi ayaa sidoo kale sheegay sida ay muhiim iyi fursad ah qaali ugu tahay ganacsatada iyo Maalgashigada reer UK in ay Soomaaliya maalgashadaan kaddib hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya oo hadda gabagabo ku dhaw.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan London kaasi oo ka qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee cuntada Adduunka. Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale kulamo gaar la qaadan dhiggiisa dalka UK iyo Hey’addaha kale ee Maaliyadda dalkaasi inta uu shir socdo.
May be an image of 3 people, newsroom and text that says "odi.ora DI odi.org DI org DI odi.o odi."
May be an image of 10 people, newsroom and text that says "ODI ODI o.g odi.org ODI odi.org odi.org"May be an image of 1 person, beard, newsroom and text that says "'g DI Bixi"May be an image of 1 person, studying, suit, newsroom and text that says "odi.org odi.org V DI E Minister Bixi FGS"May be an image of 3 people, people studying and textMay be an image of 7 people and tableMay be an image of 7 people and tableMay be an image of 3 people, newsroom and textMay be an image of 3 people, newsroom and textMay be an image of 11 people and people studyingMay be an image of 3 people, suit, newsroom and textMay be an image of 11 people, suit and textMay be an image of 5 people, newsroom and text that says "odi.org ODI ODI odi.org odi.org ODI odi.o odi.org A E"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here