Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr Cilmi Nuur oo kala dooranaya labadii qodob ee xalay uu kala doorashadooda siiyey Madaxweyne Xassan Sheekh ee ahaa in uu shaqada ka qaadayo ama in uu ka laabto Shaqo ka joojintii uu kasameeyey 2 xubnood oo kamid ah saaxiibada Madaxweynaha daacada u ah, una maamula Ilaha dhaqaalaha.
Dr, Cilmi wuxuu go’aansaday jidka sii joogida wasaaradda Maaliyada, labadii shaqo ka joojina wuu ka laabtay isla hadda.
Advertisement
Maalinka Jimcaha: Soomaaliya maalin shaqo maaha, taas bedelkeeda culeyska wasiirka ay arrintan ku hayso ayaa Sabtida lala sugi waayay.