Wasiir Dubbe”dadku xilka markay hayaan waxay jecelyihiin in lagu ixtiraamo laakiin marka aaney hayn buuqoodu mayara ayuu yiri mar uu la hadlaayey dad meel isagu yimid

Wasiirka ayaa ma talaad xun u soo qaatay Madaxweynayaashii hore isagoona ku tilmaamay Haweenay waalatay oo waxay u waalatay garan weysay

Matalaada waalida ayaa ceeb ku ah Wasiir warfaafin oo Bulshada ku hagi lahaa wax wanaagsan in uu cay intaa la eg ku sameeyo.madaxweynayaal Dalka hor marka hada lagu taamayo gaarsiiyey

Inta badan masuuliyiinta Soomaliland ka yimaado oo heysan deegaan ay ma talaan ayaa mar walbo amaanta madaxweynayaasha markaa talada haayo u noqdaan Guulwadayaal si mar kale u soo noqdaan

Waxaa cajiib ah madaweynayaashii hir galiyey Tvga Qaranka maanta in lagu caayo

Madaweynayaashii hore ayaa ka hadlaya in u dalka ka dhacdo Doorasha Xalaal ah taana maaha wasiirka in uu dhaliil uga dhigo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here