Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa saxafiyiinta uga digay hadalada aan salka lahayn oo ay hadana bulsahada u gudbinayaan.

“Saxafiyiintu waa in ay ka digtoonaadaan xogaha been abuurka ah ee mararka qaar loo gudbiyo Bulshada”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys.

Advertisement

Hadalada Wasiirka oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan uu diyaariyay TV-ga Qaranka.

Previous articleGudoomiyaha Baarlamaanka oo Baydhabo gaaray+SAWIRRO
Next articleWasiirka Qorsheynta iyo wakiilka QM oo ka qeybgaleen kulan looga hadlaayay dhaqalaaha Sanduuqa Wadajirka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here