HomeWarkiiWasiirka Warfaafinta Somaliland oo hoor dhaw isku casilay arinta Boorama ka taagan...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo hoor dhaw isku casilay arinta Boorama ka taagan darteed

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin ayaa goordhow is-casilay, isagoo sheegay inuusan xukuumadda kasii mid ahaan karin iyadoo dadkiisa la leynayo.

.Wasiirka oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa si cad u sheegay inuusan xil sii heyn karin iyadoo la leynayo shacabkii uu matalayay.

“xukuumadda kama sii mid ahaan karo iyadoo dadkiisa la leynayo”ayuu yiri Wasiirka

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -